Ozil iyo Gündogan oo u sharaxay Madaxweynaha Jarmalka kulankii ay la qaateen Erdogan (Daawo Sawirro)

Ciyaartoyda caanka ah ee Mesut Özil iyo Ilkay Gündogan katirsan xulka Jarmalka sidoo kale ka ciyaara Horyaalka Ingiriiska ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeie. Labadan ciyaartoy ayaa gudaha Jarmalka kala kulmay dhaleeceyn xoogan oo uga imaaneysay dhinacyo kala duwan kadib markii magaalada London kula kulmeen Madaxweynaha dalka Turkiga  Racep Tayib Erdogan. Siyaasiyiin … Continue reading Ozil iyo Gündogan oo u sharaxay Madaxweynaha Jarmalka kulankii ay la qaateen Erdogan (Daawo Sawirro)